1/24
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 0
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 1
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 2
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 3
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 4
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 5
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 6
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 7
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 8
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 9
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 10
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 11
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 12
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 13
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 14
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 15
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 16
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 17
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 18
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 19
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 20
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 21
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 22
Dhaweeye  Macaamiil screenshot 23
Dhaweeye  Macaamiil Icon

Dhaweeye Macaamiil

TABAARAK ICT SOLUTIONS
Trustable Ranking IconDipercayai
1K+Muat turun
27MBSaiz
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
Versi Android
1.0.123(23-02-2024)Versi terkini
-
(0 Ulasan)
Age ratingPEGI-3
ButiranUlasanVersiMaklumat
1/24

Perihal Dhaweeye Macaamiil

Qaabka is diiwaangalinta


-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.


Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye


1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.

9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.

10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.

Qaabka adalah diiwaangalinta


-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu ISU diiwaangalin karaa ama Isago Isku diiwan galinaya facebook ama google.

-Darawalka sido kale ayuu ISU diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga supaya aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.


Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye


1-Macaamiilka Ayaa dooran kara Meesha uu Rabo dalam la geeyo, kadib ayuu Arki Doona masaafada lagu tagi karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca Gaari u Rabo inuu raaco Hadii ay talian yihiin kadib waxuu ku xirmi Doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.

2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca Gaari aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ku saabsan dalam la diiday ama dalam la aqbalay.

4-Darawalka Ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo Meesha u ku suganyahy.

5-Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ah dalam darwalka usoo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha Ayaa heli doono fariin ah dalam darawalka soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Darawalka waxuu Arki Doona jidka u ku socdo Iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo Meesha u dalbaday macaamiilka.

9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.

10 Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, sido kale pertengahan walba kan kale ayuu qiimeen ku samen Doona intii ay safarka ku wada jireen.


Qaabka is diiwaangalinta


-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.


Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye


1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.

9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.

10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.

Dhaweeye Macaamiil - Versi 1.0.123

(23-02-2024)
Versi lain
Apa yang baru1.Easy registration & login.2.Earn points, ride with dhaweeye cars and transfer it.

Belum ada ulasan atau rating lagi! Untuk berikan ulasan yang pertama, sila

-
0 Reviews
5
4
3
2
1
Info Trust Icon
Aplikasi Bagus DijaminAplikasi ini lulus ujian keselamatan untuk virus, perisian hasad dan serangan hasad lain serta tidak mengandungi sebarang ancaman.

Dhaweeye Macaamiil - Maklumat APK

Versi APK: 1.0.123Pakej: com.dhaweeye.client
Keserasian Android: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
Pemaju:TABAARAK ICT SOLUTIONSDasar Privasi:https://dhaweeye.comKebenaran:16
Nama: Dhaweeye MacaamiilSaiz: 27 MBMuat turun: 11Versi : 1.0.123Tarikh Diterbitkan: 2024-03-08 07:23:47Skrin Min: SMALLCPU yang disokong:
ID Pakej: com.dhaweeye.clientTandatangan SHA1: 4C:63:DF:B7:A0:89:CA:64:10:33:0C:C6:D7:1F:A4:BC:02:64:4E:9APemaju (CN): AndroidOrganisasi (O): Google Inc.Lokasi (L): Mountain ViewNegara (C): USNegeri/Bandar (ST): California

Versi Terkini Dhaweeye Macaamiil

1.0.123Trust Icon Versions
23/2/2024
11 muat turun26.5 MB Saiz

Versi lain

1.0.112Trust Icon Versions
13/2/2024
11 muat turun17 MB Saiz
1.0.111Trust Icon Versions
22/11/2023
11 muat turun17 MB Saiz
1.0.106Trust Icon Versions
28/8/2023
11 muat turun17 MB Saiz
1.0.102Trust Icon Versions
28/4/2023
11 muat turun15 MB Saiz
1.0.99Trust Icon Versions
6/2/2023
11 muat turun15 MB Saiz
1.0.96Trust Icon Versions
23/1/2023
11 muat turun15 MB Saiz
1.0.94Trust Icon Versions
23/12/2022
11 muat turun14 MB Saiz
1.0.93Trust Icon Versions
25/11/2022
11 muat turun14 MB Saiz
1.0.92Trust Icon Versions
8/6/2022
11 muat turun13.5 MB Saiz

Aplikasi dalam kategori sama

Anda juga mungkin suka...